Madaxweyne Farmaajo oo Xildhibaanada Golaha Shacabka horgeeyay R/Wasaaraha cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goordhaw hortagay Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxa uuna Xildhibaanada horgeeyay R/Wasaaraha cusub ee dalka Maxamed Xuseen Rooble. Kulanka Xildhibaanada golaha shacabka waxaa soo xaadiray 215-Xildhibaan, kuwaa oo codka kalsoonida siin doona ama u diidi doona Ra’isul Wasaaraha magacaaban ee goordhaw la horgeeyay. Hadal kooban uu Madaxweyne … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Xildhibaanada Golaha Shacabka horgeeyay R/Wasaaraha cusub